Wararka ka imaanayo Waqooyiga Itoobiya gar ahaan Ismaamulka Axmaraada ayaa sheegaya inay ciidamada Militariga Itoobiya la wareegey gobolka Gonder.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidanka itoobiya ay la wareegeen deegaana kala duwaan oo kamid Ismaamulka Axmaraada ay ubadan yihiin degaano iyo magalooyin katirsan gobolka Gonder.

Waxaana dhaq Dhaqaaqda ay ciidamada Itoobiya ka wadaan gobolka Gonder ku soo beegmayaan, xilli muddooyinkii dambe dadka deegaanku ka cabanayeen dhibaatooyin amni darro oo ka taagan gobolka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.