Wararka nagasoo gadhaay magalaada Jigjiga ee Xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya in ciidamada Amaanka ee howlgallo ka fuliyeen magalaada Jigjiga 48 sac u dambeysay

Dadka degaanka ayaa Halgan Media u xaqijiyay inay Liyuu Booliska xafaad walba katirsan magalaada Jigjiga Dhalinyaro ka gurayeen

Dhalinyarada la xiray wuxuu kor u dhafaayay 400 siidi ay sheegan dadka degaanka, sidoo kale Dhalinyarada la xiray waxa loo taxabaay xabsi ku yallo magalaada Goday ee xaruunta gobolka Shabelle.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.