Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya ay ganacsato ree Ogadenia dheceen.

Xayaad Maxamed ayaa kamida dadka ay ciidanka gumeysiga itoobiya dhac ugaysteen. Xayaad ayaa waxaa laga dhacay gaadhi uu kasoo raratay dhanka Soomaaliya.

Sidoo kale ciidanka gumeysiga itoobiya iyo canaasirta ushaqaysa ayaa laba jibaaray dhaca hantida dadweynaha. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.

Halgan Media.