Wararka nagasoo gadhay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya laba rux saaka kuxidheen magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo.
Mumin Cabdullahi Maxamud iyo Saleeman Ibrahim ayey ciidanka gumeysiga itoobiya xabsiga utaxabeen xili barqanimadii manta ah. Gumeysiga itoobiya ayaa marwalba sii xoojinayo xadhiga baahsan ee loo gaysanayo shacabka Soomaalida Ogadenia.
Waxaan ilahay ugu baryaynaa inuu labadan will uu gacanta cadowga kazoo daayo. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.