Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in maanta labo wiil oo shacab lagu xidhay tuulada Higlalay katirsan gobolka Jarar.

Cabdikafi Sheekh iyo Mawlid Cabdiqani ayay ciidanka gumeysiga itoobiya saaka xabsiga dhigeen kadibna uqadeen magalaada Dhagaxbuur.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.