Wararka nagasoo gaadhaya degmada Ararso katirsan gobolka Jarar ayaa sheegaya in halkaasi lagu xidh xidhay tira dad ah oo ay ciidanka gumeysiga itoobiya xalay guryaha kala baxeen.

  • Fahiima Cabdinasir
  • Siyaad Ciise
  • Yusra (aan magaceeda sedaxed helin)

Ayaa kamid dadka ay ciidanka Wayaanaha xalay xabsiga utaxabeen. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.