Wararka nagasoo gadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Nogob ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya ay magalaada Fiiq iyo Qubi kawadaan xadhig bahsaan iyo jidh dil.

Muna Cabdullahi ayaa lagu xidhay magalaada Fiiq waxaa sidokale magalaada Qubi lagu xidh xidhay 4 ruux oo ana magacyadooda helin. Kadib markii ay ciidamada gumeysiga itoobiya dadkan xidheen, xabsiga ayay utaxabeen.

Ciidanka gumeysiga itoobiya iyo canaasirta ayaa wada tacdiyo kadhana shacabka Ogadenia. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.