Warhada nagasoo gaadhay degmada Erar katitrsan gobolka Shiniile ayaa sheegaya in dhalinyaro badan guryahooda lagala baxay caawa fiidkii.

Ciidanka gumeysiga itoobiya iyo maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ayaa guryaha kala baxay caawa dhalinyaro badan oo kamida shacabka degmada Erar.

Hadaba waxaa Halgan Media soo gaadhay qaarkamida magacyada dhalinta sida xaqdara ah gumeysiga xabsiga ugutaxaabay. Wxaana kamid ah.

  • Cabdi Geele
  • Xassan Fadxi
  • Muraad (aan magaciis sedaxad helin)
  • Diriye Shucayb
  • Kaltun Geele
  • Shucayb Xaga
  • Muna Ali

Xidhayga bahal nimada ah ee ay ciidanka gumeysiga iyo kooxda dhaadhanka kawaadan gayiga Ogadenia ayaa laba jibaarmay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.