Roob lixaad leh oo habeen nimadi xalay ahayd ka da’ay degmada Dhanaan ee gobolka Shabelle ayaa gaystay khasaaro nafeeed.

Wiil 8 jir ah ayaa ku dhacay meel god ah oo ay biyuhu buuxiyeen kadib roob wayn oo ka da’ay halkas. Wiilka ayaa mudo lala’aa saacado badan kadib ayaa maydkiisi laga soo saraay biyaha.

Wiilkan yar ee 8 sano jirka ah ayaa ah ogoon uu aabihi kushihiiday dagaalki hubaysnaa ee udhaxeeyay JWXO iyo TPLF/EPRDF ee ka socday Ogadenia.

Aabaha wiilka oo ahaa naftiihure katirsanaa ciidanka xaq udirirka JWXO ayaa magaciisu ahaa Maki Cumar, allah unaxariisto naftihuraha ushihiiday difaaca dhulkiisa

Samir iyo imaan allaha kasiiyo inti uu kabaxay wiilka yar.

Halgan Media.