Wararka nagaa soo gadhaay magalada Dhagaxbuur ee Xarunta gobolka Jarar ayaa sheegaya inuu guuri ku yaal xafaada 3aad ee magalaada Dhagaxbuur gabi ahaanba gubtay, kadib markii uu dab qabsaday.

Ilo degaanka ah ayaa Halgan Media u xaqijiyay inuu laba qof ku dhawaacmay dabka qabsaday guriga.Waxaayna Kala yihiin ayeeyo iyo wiil ay Awoowa u tahaay.

Ugu dambayntii waxaa lagu guulaystay daminta dabka iyadoo, dadka degaanka qayb wayn ka qaatay daminta dabka.

Hoos ka daawwo sawiirada.