Kooxo hubeysan ayaa dilaal ka geystaay degaanka Giji oo katirsan gobolka Wollega ee ismamuulka Oromada siida ay sheegan idacaada DW ee laanta Axmaraada.

Waxaa la sheegay ruux katirsan ururka loo yaqaano Great Commission Ministry Ethiopia iyo will u dalaay ayaa jidka loo galaay xili ay dhex marayeen degaanka Ginji siida ay wararka u dhigeen idacaada DW ee laanta Xabashida.

Girma Altaye oo ah agaasimaha ururka Great Commission Minstry of Ethiopia ayaa xaqijiay in labada la dilay xili ay gurigooda usocdeen markii oo la hadlayay warbahiinta.

Elias Umeta oo ah sarkaal katirsan Ismaamulka Oromada ayaa wareysi siiyay idacaada DW ku aadan dilaalka ka dhacay degaanka Ginji, wuxuuna ku eeday dilaalka Jabhada Oromo Liberation Front (OLF). Sidoo kale Jabhada OLF weli kama jawabiin eedeymaha dushaay laga saraay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.