Wararka naga soo garaay magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan rasaas ku fureen Qof shacab ah

ilo wareedyo ayaa wakalada Halgan Media u xaqijiyay in rag ku hubeysan bistoolad ayaa madaxa xabad ku dhuftay wil dhalinyaro ah, kadib goobta ka baxsaday

Niinka Lagu dhawaacay weerarka waxa magaciis noo Lugu sheegay Khalid Sheekh Maxamed Cumar. Weli ciidna maa sheegin masuuliyada falka loo geystaay wiilka dhalinyarada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.