Wararka nagaa soo garaay magalaada Seattle ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya inay kooxo hubeysan dilu geysteen muwadin Soomaaliyeed oo magacis Lagu soo koobo Cumar.

Siida aan xogta ku helnay kooxo hubeysan oo la sheegay inay ahayeen dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa gaari kasoo degteen, kadibna rasaas ku fureen Marxuumka xili u fadhiyay goobta laga qaado Baaska (Bus Stop) oo ku hor yallo Masajidka weyn ee Abubakar.

Waxaana la sheegay inuu marxuumka oo magaciis lagu soo koobo Cumar oo islamarkii goobtay ku dhintay. Sidoo kale raaga oo dilka geystay ayaa la sheegay inay booliska gacaanta kuso dhigeen.

Magalaada Seattle iyo gud ahaan dalka Mareykanka waxaa kuso bataay dhalinyaarada Soomaaliyed oo dilal u geysto dhalinyaro kale oo Somali ah.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.