Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay weerar ka dhacay magalaada Hawassa ee caasimada Shucuubta Koonfureed.  loo dalxiis tago oo ku yaala duleedka magaalada Bamako ee caasimada dalka Mali.

Weerarkan ayaa la rumaysan yahay in ay gaysteen koox burcaad oo kasoo jeedo qomiyada Oromada  ka tirsan kooxaha xagjirka ah ee Mali ka dagaalama, kuwaasi oo bartilmaameed-sada dadka kasoo jeedo qomiyadaha kale. Dadka weerarkan ku dhintay ayaa la xaqiijiyay inay yihiin dad kasoo jeedo qomiyada Sidamada oo kudhaqaan gobolka Shucuubta Koonfureed.

Ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo booliska Federal  ee magaalada ku sugan ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkaasi lakiin kooxda oo weerarka fuliyay inay gobta ka bahsadeen.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.