Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Doolo ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Liyuu Bolis 8 ruux kuxidheen magalaada Wardheer iyo kadib xabsiga utaxabeen.

Dadkan shacabka la xidh xidhay waxaan helay qaar kamida magacyadooda, waxaana kamid ah.

  • Xaashi Siyaad Muuse
  • Cabdi Maxamed

Maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ayaa dhibaato ku hayaan dadka rayad ka, waxayna ka gaysteen gudaha Ogadenia tacadiyo kala duwaan siidi xadhiga, dil, kufsi iyo boob bahsan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.