Wararka naga soo garaay gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Oromada ayaa sheegay inuu ismamuulka Oromada ku eedeyaya Jabhada Oromo Liberation Army (OLA) inay dileen masuuliyin sare oo katirsan hayada amaanka.

Ciidamada booliska ee u qabilsan ismamuulka Oromada ayaa sheegay in dagaalyahano katirsan Jabhada OLA ay sakaay masuuliyin sare katirsan ciidamada amaanka ku dhex toogteen goob Maqaaxi ah oo ku tallo degaanka Buraya.

Sakaay bay aheed markii rag Bisoolado ku hubeysan ay sarkaal sare ku dileen degaaanka Buraya iyo mid kale oo isna ku dhaawacmay.

warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.