Wararka nagasoo gaadhaya degmada Birqod katirsan gobolka Jarar ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa ay ciidanka gumeysiga itoobiya xafaadaha kamid degmada Birqod kusameyeen baadhitaan, isla markana ay dadshacaba oo badan ku xidh xidhen degmada.

Dadkan shacabka ayaa waxaan helay qaar kamida magacyadooda, waxaana kamid ah.

  • Cabdifatah Ciwal
  • Fardowsa Cabdullahi
  • Naasir Sharif Ahmed

Ciidamada cadowga itoobiya, ayaa xabsiga udhaadhiciyay shacabka kadib markii lagala baxay guryahooda.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.