Kadib culays siyaasadeed oo soofoodsaaray kooxda Jigjiga waxaa saaxda baneeyay qaarkamida madax xafiidsedyadaadii kooxda iyaga oo lasheegayo inay ubaxsadeen dalalka dariska ah.Kooxdan baxsatay ayaa waxaa kujira agaasimihii xafiiska waraabka waxa ay kushegaan iyo madkale.

Waxaa bilahan iyo sanadkan ugu danbeeyay baa aad ubaxsan jiray maleeyshiyaadka Liyuu Boliska, kuwaaso mushahar iyo gunadiiba waayay una admaysan waayay dhirbaaxadii ciidanka gobaniimadonka ah ee ONLF.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.