Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegay inay maleeyshiyaadka Oromada weerar kuso qadeen tuulada Daraami katirsan degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan.

ilo waredyo la kalson yahay ayaa idacaada Halgan Media u sheegay inay sakaay maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabkooda iskashanayo ayaa kaso gudbeen xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo gobolka Oromada, kadib ay weerar xoggan kuso qadaan shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Ugu yaraan laba qof oo Somali ayaa dhawaac  gadhaay. Dadka dhawaac gadhaay waxaa kamid Axmed Cabdillahi iyo Muxumed Cabdi. Sii kastaba ha ahaatee waxaan ilaahay ka baryay inuu kala qaboojiyo dhiiga daadanaayo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.