Wararka nagasoo gadhaay gudaha itoobiya gar ahaan gobolka Amharada ayaa sheegaya in Gaashaanle sare oo katirsan hogaaminta booliska deegaanka Amharada oo lagu magacaabo Wubeshit Tafera ayaa baadhitaan gurigiisa lagu sameeyay waxaa laga helay 498 bastoolad,

Dhankakale waxaa isna xabsiga loo taxaabay Col. Wubeshit oo ah sargaalka hubka gurigiisa lagahelay,

Ilaa iyo hada lamahayo faahfaahin dheeri ah oo arintani kusaabsan balse waxay noqotay midkamida arimaha maanta ugu hadal haynta badan guudahaan itoobiya,

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media