Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya 7 qof oo saaka lagu xidhay xaafada Qumaandaha ee katirsan magalaada Jigjiga.

  • Ilyaas Cabdi
  • Maxamed Dheer Cumar
  • Nafiso Sheekh

Dadkan waxaay kamid yihiin dadka saaka ciidamada gumeysiga itoobiya kalabaxeen guryahooda. Sababta dadkan lagu haysto ayaa naloogu sheegay inay abaabulayeen kacdoon kuhoor jeedo Wayaanaha.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.