Wararka nagaa soo gadhaay magalaada Wardheer ee Xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya inuu dagaal udhaxeeyo laba beelo oo walaalo ka dhacay magalaadasi Wardheer.

Siida ay sheegan dadka degaanka labo qof oo shacab ayaa ku dhawaacmay dagaalka, kadib markii ay Xabad ku dhacdaay. Siido kale weli rabshaado wuu socda siida ay sheegan goobjoogyal.

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay mas’uuliyiinta maamulka Galmudug oo ku aadan dagaalka Beeleedkaasi.

Xaaladdd ayaa hadda kacan, waxaana goobihii lagu dagaalamay isku hor fadhiya Maleeshiyaadka labada dhinac.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.