Wararka nagasoo garaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya inuu dagaal culus kasocdo ismamuulka Oromada udheexyo Jabhada Oromada loo yaqaan Oromo Liberation Front (OLF) iyo Ciidamada Gumaysiga Itoobiya.

Xogta aan kahelnay ismamuulka Oromada ayaa sheegaya inay labada dhinac hub culus isku garaaceen kadib markii ay ciidanka itoobiya iyo Jabhada Oromada isku dheceen degaano katirsan ismamuulka Oromada ee dalka Itoobiya.

Dhigya cabka Lemma Megersa oo hoggamiyo ururka OPDO ka talliyo xukuumada gumeysiga itoobiya ayaa shegay inuu dagaalka socdaay laba isha toos. Sidoo kale waxaay uu muqaata inay Oromada oo gacanta kuhayaay gumeysiga itoobiya inay kala jabeen, sababta bulshada Oromada waxaay uu kala baxeen tageerada Jabhada OLF iyo qolaada kale oo tageero ururka OPDO.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.