Wararka nagasoo gadhaya xerada Qaloji ee duleedka magalaada Jigjiga ayaa sheegaya in galabata ciidanka gumeysiga itoobiya kuxasuqeen dad shacab oo banaanbaxayay.

Shacabka Ogadenia ee xerada Qaloji ayaa kubanaanbaxay ciidanka gumeysiga itoobiya oo xerada aqmarayay kadibna ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa xabad furay, waxaana kudhintay 8 qof iyo 3 kale dhawaac.

Kadib markii ay ciidamada gumeysiga shcabka xasuqeen, waxaay katageen xerada Qaloji ayaga oo usocdo dhanka magalada Jigjiga. Waxa sido kale ku dhaawacmay shacab farabadan. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.