Laba xisbi oo kamid kuwa u xaqjirsan Qomiyaada Axmaraada ayaa ku dhawaaqay isbaheysi cusub, waxaayna sheegen inay ka qayb geeli doonaan doorashada ka dhici doono Itoobiya sanaadkan.

All Ethiopian Unity Party (AEUP) iyo xisbiga Balderas for Genuine Democracy (BGD) ayaa samaaystay isbaheysi siyasadaaysan, waxaayna labada xisbi yihiin kuwi u xaqjirsan kuuwa Axmaraada iyo ujeeda ay leyihiin tahaay in la tir tiiro nidaamka Federalismka hadi ay xukuumada Gumaysiga Itoobiya gacaanta ku dhigaan.

Qomiyada Axmaraada oo aminsan inay yihiin kuwa kaliye Itoobiya katiliya kaarto ayaa mudada u dambeysay wadaay qorshayaal kula duwaan siidi ay xukuunka gacaanta ku dhigaan taas oo halis ku ah shacabka ku dulmaan Gumaysiga Itoobiya, gar ahaan unmada Soomaaliyeed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.