Wararka nagaa soo gadhaay gudaha Itoobiya gar ahaan Ismaamulka Axmaraada ayaa sheegay inuu shidaal laan bahsan ka jirto magaaladasi Bahar Dar.

Siida aan xogta ku helnay waxaa magalaada ka jirto Shidaal bahsaan, taas oo sababay inay shaqada ka joogsadan Bajaajleyda iyo dadweynaha ku dhaqaan magalaada.

Xalaada Itoobiya ayaa malin malin ka dambeysa sii humaanaysa. Waxaana daqaalaha dalka aad hoos u adaay, waxaana la sheegay inuu taas sabaabay Shidaal laanta ka jirto magalaada Bahar Dar.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.