Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Fafaan ee xaduuda Ogadenia iyo Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta Ciidanka itoobiya sedax qoof ku toogteen degmada Togwajaale.

Markii u magalaada kadhacay mudahaarad oo gumeysiga lagu diidanyahay ayaa waxaa dadkii xabad kufuray ciidanka gumeysiga itoobiya.

  • Khadar Maxamed Ciise
  • Xaali Gaas
  • Idil (oonaan magaceeda oo sedaxan haynin)

Ayaa kamid dadkii lagu toogtay badhtanka suqa degmada Togwajaale dhanka Ogadenia. Dad kale ayaa dhaawac xun gadhay markii ciidamada gumeysiga itoobiya xabad kufureen shacabka, lakiin waxdaawa ee heleen weli maa jiro.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.