Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Libaan ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Oromada xasuuq bahsaan ka wadaan magalaada Moyaale.

Dadka kusugan magalaada Moyale waxa ay sheegen inay maleeyshiyaadka Oromada oo aad uu hubaysan inay weerar xoggan kuso qadeen shacabka Somalida ku dhaqan magalaada Moyaale kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada ka soo gudbeen xaduudka udheexyo Ogadenia iyo ismamuulka Oromada.

Tiro kob rasmi ma loo haayo inta qof la dilay iyo dhawaac gadhaay, waayo weli dagaalka wuu socda iyo isgaarsiinta ayaa culus lakiin idacaada Halgan Media waxaay xaqiiji kaarta inay Oromada bilaaqaysteen gurya iyo tuukamo badan ay leyihiin shacabka Somalida lakiin waxa nasib darro ah inay weli cid ka hadlin xasuuqda kasocdo Moyaale, iskabaa dhaaf inay wax ka qabtaan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.