Warhada nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Afdheer ayaa sheegaya in kacdoon shacab oo gumeysiga lagaga soo horjeedo.

Dhalinyarada odayaasha haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Ceel Kari ayaa banaanbax bilaabay kuwaasi oo wata boodhadh iyo waraarqo ay kuqoran yihiin gumeysiga marabno.

Shacabka degmada ayaa suuqa taayiro kugubay waxayna dhagax tuur kala daaleen ciidanka Wayaanaha.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.