Guddoomiyaha guddiga u qabilsan degmada Ehya ee Michaela Arya ayaa sheegaya in afar ka mid ah ciidamada amniga gobolka la dilay iyo siddeed xubnood oo ka tirsan Guddiga Dib-u-Aqoonsiga Derama ee Dib-u-Dhiska illaa maalintii Isniinti lasoo dhaafay kadib markii dagaal uu ka qarxay deegaanka Ehya oo katirsan Ismaamulka Amxaarada oo Xadka la wadaago Ismaamulka Oromada.

Gudoomiyaha ayaa sheegay xisbiga Ismaamulka Amxaarada in ciidamada amaanku ay bilaabi doonan howl galo gaar ah, kadib dilka loo geystaay mid kamid ah xubnaha ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Oromada oo la sheegay in uu ku lug lahaa weerarkii isniintii, iyo dilkii mid kamid ah xubnaha maleeshiyada Oromada.

Xadka u dhaxeeyo Amxaarada Iyo Oromada waxaa malmahaan u dambeysay kasocday dagaalo isdaba joog ah kuwaas oo udhaxeeyo labada qowmiyad, waxayna u Badan tahay inay Itoobiya gaadho marxalado cusub oo aan lasaa’daalin kaarin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.