Waraka nagasoo gaadhaya degmada Ma’ayso ee gobolka Shiniile ayaa sheegaya in ay maleeshiyad Oromo soowarareen xoolo dhaqato Soomaaliyeed.

Weerarka maleeshiyaad ka ayaa waxaa iska caabiyay shacabka degmada Ma’ayso. Waxaana kadhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Dhanka Soomaalida ayaa lasheegayaa inuu dagaalka ku geeriyooday muwaadin lagu magacaabo Buux Buraale Caraale.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.