Wararka Halgan Media kasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya in halkaasi uu kasocdo dagaalo faraha kabahay oo udhexeeya Oromada iyo Somalida.

Maleeyshiyaadka Oromada oo dhawr qaybood kakooban ayaa weerar kuso qadaay tuuloyinka udhow degmada Afdeem. Shacabka Somalida oo aad u hubaysan ayaa iska ceeliyay maleeyshiyaadka.

Dhanka Somalida dhimaasho ama dhawaac ma jiriin lakiin Oromada oo kabtood gacaanta kuhaayo ayaa gobta kabaxsasay kadib markii la jebiyay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.