Dagaal xoggan ayaa maanta ka dhacay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada kuso duleen tuuloyinka Walgo Iyo Dharcaseeye oo kamid degmada Tuliguuleed.

Goobjog kusugan gobta oo dagaalka ka dhacay ayaa idacaada Halgan Media usheegay in tuuloyinka Dharcaseeye iyo Walgo la weraaray. Waxaana weerarka soo qaaday maleeyshiyaadka Oromada loo yaqaano Fitnu/Fidnu. Kadib markii ay shacabka Somalida oo hubaysan ay jibiyaan maleeyshiyaadka Oromada waxa gobta dagaalka garaay ciidamada gumaysiga Itoobiya markii cagta la mariyaay maleeyshiyaadka Oromada

Sidoo kale ilo waredyo ayaa sheegay dhanka Somalida oo cidna waxba kuma noqonin dagaalkii maanta dhacaay lakiin inay maleeyshiyaadka Oromada gubeen beerihii iyo qamadiga ee tuulada Dharcaseeye qayb kamid.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.