Wararka nagaa soo gaadhay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shabelle ayaa sheegaya in dagaal kadhacay duleedka degmada Feer-Feer oo ladhaho Abaaleey.

Ilo degaanka ah ayaa sheegaya in maalin nimadi shalay ahayd dad badan oo shacab ah soo gaadhay dhimasho iyo dhaawacba.

Dagaalkan ayaa udhexeeya labada dhinac ayaa ku dhintaay 10 qof halka dhaawacu yahay 3 inta laxaqiijiyay.

Wararka ayaa intaa kudaraya in dagaalku udhaxeeyo labo beelod oo shacab ah halka qaar kalana sheegayaan in shacabka reer Feer-Feer iyo maleeahiyaad hubaysan oo kasoo talawday dhanka Soomaaliya in uu udhaxeeyo.

Siido kale waxa la sheegaya in uusan dagaal dambe dhicin inti shalay kadambaysay

Wixi kasoo kordha kala soco wakalada wararka ee Halgan Media.