Warar gor dhow soo gaaray shabakada warbaahinta Halgan Media ayaa sheegaya in doorashada Itoobiya oo haray loo asteeyay in ay dhacdo bisha August ee sanadkaan dib loo dhigay.

Gudiga doorashada Itoobiya ayaa sheegay inuu go’aanka la gaadhay kadib markii uu cudurka Coronavirus aad ugu faafay dalkaasi.

wixii kasoo kordha kala soco halgan Media