Wararka nagasoo gobolka Sitti ayaa sheegayo inay maleeyshiyaadka Canfaarta weeraren degmada Cadayti, kadib shacab badan ku Xasuuqeen siidi ay sheegan dad goobjoogoyaal ah oo La hadlay Halgan Media.

Xogta aan kahelnay degmada Cadayti ayaa sheegayo inay maleeyshiyaad Canfaarta weerar xoggan kuso qadeen dad Xoolo dhaqaato ah degaan duleedka degmada Cadayti gar ahaan Qabalaha Kadagarbaa.

Dagaalka kasocday duleedka degmada Cadayti, waxaa kudhintaay ugu yaraan 2 qof oo Somali ah iyo sedax kale oo dhawaac garaay kadib markii ay maleeyshiyaadka Canfaarta weeraren Qabalaha udhow degmada Cadayti.

Wakalada Wararka Halgan Media waxaay heshay dadka la dilay magacaydooda, waxaana kamid ah.

  • Buuh Cali
  • Cismaan Ciilmi Cataaye

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.