Wararka nagasoo gaarayo degmada Garbo ee gobolka Nogob ayaa shegaya in 6 kamida maamulka degmadaasi xilalkii laga wada qaaday.

Wali macada sababta keentay in marqura laga wada qaado xilalka balse warbaahinta Halgan Media oo heshay magacyada masulintaasi iskuna dayday in ay lasameyso xirir ayeysan usuurtagalin.

  • Cabdikarin Miyir, Guddomiyaha degmada
  • Bashir Cabdiqaadir, Guddomiye Ku Xigeenkii
  • Dahir Bashir, Hogaankii Nabadgelyada
  • Jamal Maxamed, Xadaxa Beeraha
  • Gorod Miyir, Madaxda Dakhliga
  • Shafi Maaliyad, Madaxa Maaliyada

Halgan Media.