Wararka nagasoo gadhaay koonfurta itoobiya ayaa sheegaya in degaanka Keffa oo katirsan ismamuulka Shcuubta Koonfureed ayaa ku dhawaqay inay noqdaan manuul goni.

Dadka degan caasimada Bonga ayaa sii farxad leh uu dabal degen kadib markii ay xogganka iyo sarakiisha ee deganka Keffa ku dhawaqeen inay ka go’aan ismamuulka Shucuubta Koonfureed iyo sii goni isutagaan.

Go’aankan wuxuu yimiid kadib markii ay qomiyada Sidama oo katirsan ismamuulka shucuubta koonfureed ay uu coodayeen inay go’aan ismamuulka Shucuubta Koonfureed. Dadka falanqayo siyasaada itoobiya ayaa sheegaya isbeedalka kasocdo ismamuulka Shucuubta Koonfureed keeni kaaro inuu mamuulka burbuuro iyo kala taago.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.