Warar lagu kalson yahay aya shegaya in Ay magalada Durama oo ku taala Gobalka Konfureed ee itoobiya ay Mudaharadyo badan ay hareeyeen.

Shacabka Magalada Durama ee Dagmada Kembata Tembaro aya dalbanaya inay noqdan Gobal gaar ah aynana ku qanacsanayn raali Ka ahayn inay ururka SEPDM kasi mid ahaadan.

Mudaharadkan aya kuso aadaya xili wax yar uun laga joogo kudhawaqidii Keffa ay noqotay Gobal gaar ah.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.