Dhigya Cabka Cabdi Iley ayaa markale maanta la  geeyey maxkamad ku taalla magalaada Addis Ababa, waxaana bilaabatay dhageysiga Kiiska loo heysto.

Dhageysiga dacwadda Cabdi Iley ayaa horay dib loo dhigay muddo 14 cisha ah. Cabdi ayaa loo heysta Oromada oo ka barakicyay xaduudka udheexyo Ogadenia iyo ismamuulka Oromada iyo Kiniisada lagu gubay magalaada Jigjiga biishi Augosto.

Cabdi Iley ayaa laga soo xirey guri ku yiilay magaalada Addis Ababa 27-dii bishii Augosto, kadib markii mamuulka Mustafa Cagjar uu xasaanaddii ka qaaday isaga iyo 6 mas’uul oo kale.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.