Dowlada Federalka Itoobiya ayaa 8 safar u fadhiyo dalaal kala duwaan calaamka dib ugu soo yertaay inay kuso labtaan magalaada Addis Ababa ee Xaruunta Gumaysiga Itoobiya.
Siidi ay sheegen wargeyska Addis Standard, siideeda safiir waxaay kala yihiin
- Girum Abay ee dalka Belgium
- Fesseha Shawel ee dalka Ingriiska
- Dina Mufti ee dalka Madar
- Shiferaw Jarso Sudan
- Yeshi Tamerat ee dalka Morooco
- Amin Abdukadir ee dalka Aljeria
- Tirfu Kidanemariam ee dalka Australia
- Asfaw Dingamo ee dalka Cuba
Dhamaan waxaa la sheegay in safiiradan laga soo yeeray magalaada Addis Ababa siidi ay wararka u dhigeen wargeysaka Addis Standard, was lakiin weli lama shacaniin sababta loo yeeray, iyo in kale la badaali doono.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.