Ugu yaraan 1,000 maleyshiyo katirsan Jabhada Oromada loo yaqaano Oromo Liberation Front (OLF) ayaa maanta la geyaay xero ay Dowlada itoobiya leyihiin siidi ay sheegtay warbahiinta Ismaamulka Oromada ee Oromo Broadcasting Corporation (OBC)

Warbahiinta OBC oo kuhadasho afka Ismaamulka Oromada ayaa sheegtay inay 1,000 Maleeyshiyo ay yihiin tiraada la geyaay xerada ay leyihiin dowlada itoobiyo oo lagu talagalaay dhaqaan ceeliska (Rehabilitation Camp)

Go’aanka kusabsaan in maleeyshiyaadka katirsan Jabhada Oromada la geeyo xeeroyinka ay leyihiin dowlada itoobiya wuxuu yimiid kadib markii ay Jabhada Oromada iyo dowlada Itoobiya heeshiish ku saxiixeen magalaada Asmara ee dalka Eritrea.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.