Dowlada Switzerland ayaa maanta sheegay inuu Switzerland Aqoonsatay basaaborka Soomaaliya 28 sano kadib burbuurka Dowlada Dhexe ee Soomaaliya.
Go’aankan waxaay noqoneysa mid fududeysa socdaalka Soomaalida ay ku tagaan dalka Switzerland ee dhaca Galbeedka Qaarada Yurub.
Dowlada Switzerland waxaay noqotay dalalka kamid calaamka oo Aqoonsatay Baasaboorka Soomaliya. Waa guul weyn u soo hooyatay ummada Soomaaliyeed melwalba dunida kunool.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.