Duqa magalaada Dirdhaba Ibrahim Cismaan ayaa maanta ku dhawaaqay in iska Casilay xilkaasi.

Ibrahim Cismaan oo shir jaraa’ad ku qabtay magalaada Dirdhaba ayaa shaaciyay is Casilaadiisa, waxaana xilka la wareegay Mahdi Gurre.

Qar kamid dadka shacabka kudhaqaan magalaada Diridhaba oo la hadlay Halgan Media ayaa sheegay inay rajo ka qabaan isbeedalka yimid.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.