Wararka nagasoo gadhay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya Maleyshiyaad Oromo ayaa sii arxan darro iyo naxaris laan uu gowraceen muwadiin Somaliyeed oo kaso jeedo degmada Ma’aayso katirsan gobolka Shiniile.

Wariyaal kusugaan gobolka Shiniile ayaa Halgan Media uu xaqijiyay in marxuumka magaciis ahay Jamal Cali Nuur. Xogta aan helayno wuxuu sheega in maleeyshiyaad Oromo kuqabteen Jamal Cali Nuur xadka uu dhaxeyso Ogadenia iyo dhulka Oromada. Marki laa qabtay Jamal Cali Nuur sii naxaris laan ayaa loo gowracaay iyo hata madaxiiysa ayay kagoyeen.

Waxaan uga baryaynaa wiilka xaq darada lagu dilay inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo.

Halgan Media.