Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Dangur ee ismamuulka Benshangul.

Dagaalka oo soo bilowday xalay saqdii dhexe ayaa soo gaaray maanta, iyadoona haatan uu ku sii fiday tuulooyin hoos yimaada deegaankaasi.

Ugu yaraan Laba qof ayaa Ku dhawaacmay dagaalka, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo. Sidoo kale dadka deegaanka ayaa bilaabay barakac xoogan, si ay uga fogaadaan waxyeelo ka soo gaarta dagaalkaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.