Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Dagaal Ka Dhacay Ismamuulka Benshangul

Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Dagaal Ka Dhacay Ismamuulka Benshangul

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay xadka ismamuulka Benshangul iyo Axmaraada.

Dagaalka oo soo bilowday xalay saqdii dhexe ayaa soo gaaray maanta, iyadoona haatan uu ku sii fiday tuulooyin hoos yimaada deegaanada Zigam iyo Guangua siida ay sheegan idacaada DW ee laanta Axmaraada.

Ugu yaraan 11 qof ayaa Ku dhintaay dagaalka, sida ay hadalka u dhigeen idacaada DW ee laanta Axmaraada.

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa bilaabay barakac xoogan, si ay uga fogaadaan waxyeelo ka soo gaarta dagaalkaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.

About The Author