Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo culus oo malmaahii u dambayaay oo kasocday waqooyiga Itoobiya gar ahaan gobalada Wollo iyo Shewa. Dagaalkan ayaa yimid kaidb markii ay Maleeshiyo hubaysan oo la sheegay inay kasoo jeedan Qomiyada Oromada weeraren shacabka Axmaraada.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi. Gudoomiyaha Gobolka Waqooyiga Shawa ayaa sheegay ugu yaraan 27 qof ku dhintaay dagaaladii socday labada maalin u dambayaay.

Ciidamada dowlada federalka iyo ciidamada ismamuulka Axmaraada ayaa bilaabay howlgallo ka dhan ah maleeyshiyaadka hubaysan ka waday gobollada Shewa iyo Wollo ee Waqooyiga Itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.