Fanaan caan oo kasoo jeedo Qomiyada Oromada ayaa ku geeriyooday Hotel ay ka socotay munaasabad uu ka heesayay ,kadib markii ay koox hubaysan rasaas ku fureen.

Hotelka Munaasabada ka socotay ayaa laga dhax ridayay xabado, islamarka dablay hubaysan ayaa xabad ku dhuftaay Fanaanka caanka Loo yaqaano Dadhi Gelan.

Hotelka oo ku tallo degmada Ashufe ay ka socday munaasabada furitaanka ayaa mar qura lagu kala cararay kadib markii ay xabad ku dhacday fanaankii.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.