Wararka naga soo gadhaay magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya inuu guddomiyaha gobolka Doolo Cabdinasir Muxumed ayaa xadhiga u jaraay Qaybta cusub laga furay isbitaalka Wardheer.

Qaybta cusub laga furay isbitaalka Wardheer ayaa la sheegay inuu yahaay “Emergency” oo lagu talagalaay in lagu dhawaayo dadka u bahaan gurmad deg deg.

Gud ahaan gobolka Doolo waxa ka jiro caafimad darro Lakiin waxa kasoo darro inuu gobolka ku yar yahaay isbitaalo ama goobaha caafimadka.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

 

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.